Home/Xogsugan/Somalia Photos/

Sunday, April 10, 2011

Baafin

Waxaa halkaan laga Baafinaa dhamaan Reer Cabdullaahi Jawaanle Gaar ahaan

Faadumo Cabdullaahi Jawaanle iyo seygeeda Maxamed shiiq Cismaan Jawaari

Nimco Cabdullaahi Jawaanle iyo seygeeda Abuukar Black

Fardowsa Cabdullaahi Jawaanle

Ayaan Cabdullaahi Jawaanle

HADII AY JIRAAN CID GARANEYSA FADLAN HALA GAARSIIYO FARIINTAN

WAXAA HADALKIINA RAADINEYSA GABADHA LAGU MAGACAABO SAFIYA IBRAAHIM CALI (Safiyo Loore) oo ku sugan magaalada muqdisho waxaad kala xiriiri kartaa taleefan lambarka +252615098514 ama Emailkan: iwarsameh@hotmail.com
Elisha's Bones

No comments:

Post a Comment