Home/Xogsugan/Somalia Photos/

Tuesday, January 04, 2011

Dadka Reer Muqdisho oo Kusoo Baraarugeen Dagaalo iyo Duqeymo

Waxaa saakay mar qura dadka reer muqdisho oo kusoo baraarugeen dagaalo iyo duqeymo is barbar socda taasoo u dhexeysa xoogaga isaga soo horjeeda gacan ku heynta caasimada Soomaaliya ee Muqdisho

Dagaalkaan ayaa yimid ka dib markii ay Xarakada Shabaab dagaalo culus kusoo qaadeen fariisimaha ciidamada dowlada ay ku leeyihiin agagaarka degmada Boondheere

weli lama xaqiijin qasaaraha ka dhashay dagaaladan oo socday mudo saacad dhan labada dhinac ee dagaalada isku haya ayaan weli ka hadal

Dagaaladan wixii kusoo kordha dib ayaan idinkala soo socodsiin doonaa Haduu alle idmohttp://www.flickr.com/photos/mogadishu_990942/5271499582/

No comments:

Post a Comment