Home/Xogsugan/Somalia Photos/

Wednesday, September 22, 2010

Dagaalo Culus oo Ka soconaya Magaalada Muqdisho

Waxaa marqura Lixdii aroornimo ee Saakay lagu waa bariistay daagalo culus ooo ay duqeymo barbar Socdaan kuwaasoo ku dhacayay halka dagaalka ka socdo meelo ka fogfog


Dagaalkan  ayaa wuxuu u dhexeeyaa Dhinacyada kasoo horjeeda Dowlada KMG ah iyo Ciidamada AMISOM oo Taageeraya Ciidamada Dowlada

Ma jirto Weli Masuul Ka hadlay dagaalkan Culus ee ay Dadka Ree Muqdishoo hurdad Uga Soo baraarugeen Saakayoo Ka Tirsan Dhinacyada Iskuhaya Dagaaladan aan Dhamaadka Laheyn

Qasaraha dagaalkan ka dhashay ayaan weli cadeyn waloow meelaha qaar la sheegayo in ay ku Go'doonsan yihiin dad ay dhibaato kasoo gaartay Duqeynta iyo Rasaasta Soconaya Ilaahada

http://warsameonline.blogspot.com/

No comments:

Post a Comment